Maalin maalmaha kamid ah ayaa nabi Ibrahim wuxuu u tegay qowmkiisa o caabudaya
asnaamta kolkaasuu u naseexeevay, o uu ku yir1: Wax aad caabudaysaan waa maxay?
Waxay yiraahdeen: Waa ilaahyadeenna, iyo ilaahyada aabbayaasheen.
Oo ma waxbay arkaan, misana maqlaan®
Waxy ku warceliyeen: Waa ilaahyadeenna.
Nabi Ibrahim wuxuu yiri: Allaha rabbiga caalamiinta ayaa ah mid xaq lagu caabudo, Allihi
abuuray ayaa igu hanuuniya wixii wanaagayga ku jira if iyo aakhiro, isaga ayaa i quudiya,
haddaan xanuunsado isaga ayaa caafimaad i siiya, isaga ayaa i oofsada markay ajashaydu
timaado, isaga ayaa dib nolosha igu soo celinaya markii la gaaro xisaabta, Alle ayaan ka
rajaynayaa inuu dembigayga dhaafo maalinta qiyaame.
Dadkii sanamyada caabudi jiray waxay ku adkaysteen falka ay ku jiraan, nabi Ibraahim wuxu
in Durur asnaamtaaSI
Maalin ciid u ahayd dadkii reer Baabil waxay aadeen magaalada dhinacyadeeda, waxayna nabi
Ibrahim ku yiraahdeen: na soo raac, nabi Ibrahim baa ka cudurdaartay 00 yiri: Waan
Dadkii baa firaaqeeyay magaalada waxayna noqotay meel aan cidina joogin, nabi Ibraahim baa u
dhaadhacay halkii ay sanamyadu ku jireen, wuxuuna ku burburiyay faas, markii uu dhulka
dhigay sanamyadii, wuxuu soo reebay midka ugu weyn, faaskii ayuuna qoorta u suray.
Dadkii ka magana markii ay yimaadeen way la amakaageen wixii lagu sameeyay sanamyada,
waxay la si fajaceen markii ay arkeen sanamkii weynaa 00 qura inuu joogo isaguna faaska
goorta loo surav.
dadkil goobta yimid kamid ahaa baa si xanaaq leh ku qeyliyay: Yaa sidan ku sameeya, Dadkii ka magana markil ay yimaadeen way la amakaageen wixi lagu sameeyay sanamyada,
waxay la si fajaceen markii ay arkeen sanamkii weynaa o qura inuu joogo isaguna faaska
doorta loo surav.
Nin dadkii goobta yimid kamid ahaa baa si xanaaq leh ku qeyliyay: Yaa sidan ku sameeyay
ilaahyadeenna, cidda sidan samaysay waa cid xadgudubtay, waxay so xusuusteen nabi Ibraahim
00 noray u in ururn
yiraahdeen: Ma adigaa ayaa sidan sameeyay ibraahiimow?
Wuxuu ku jawaabay: midkan weyn baa sameeyay, inta uu farta ugu fiiqay sanamka weyn, ee
weydiiya hadday hadlayaan.
Dib bay ugu laabteen sanamyadii ma hadlaan,ma cunaan, mana cabaan, sidaa ay tahayna ma
aysan rumayn.
0 Comments