Latest Article

6/recent/ticker-posts

10 talooyin oo Cafimad ah

 1. iska ilaali cuntada badan, waayo waxa ay fasahaadisaa

caloosha, waxa ay daciifisaa jirka, waxa ay leedahay wahsi

yo caajis badan, sidoo kale waxaa laga dhaxlaa cudurro.

2. markil aad wax cunaysid si fican u rug cuntada oo ilkaha

ugu burburi.

3. ha cunin wax aysan ilkahaagu ruugi Karin ama calalin

Karin, waayo calooshadu waxa kari waayaysaa

dheefshiidkiisa.

4. ha cunin qudaarta iyada o bisil mooyee.

5. waxba ha cunin adiga o dharagsan

6. U cun si dhexdhexaad ah, sido kale ha cunin ilaa

calooshaadu ka buuxsanto.

7. ha seexanin adiga 00 aan musqusha {xamaamka} galin. 

8. sido kale ha galin musqusha (xamaamka} adiga o0 aad u

dharaqsan.

9. Nadiifi calooshaada wagti waliba o wasakhda ka saar.

10. ha isku celin waxa kaa soo baxaya sida kaadida ama

saxarrada ama neefta, waayo arrinkaasi jirka ayuu

dhibayaa.

Post a Comment

0 Comments