Latest Article

6/recent/ticker-posts

Ibnu Qayyim

Wagtiga uu ibnu qayim la joogay shiikhiisa  ibnu taymiya oo uu

wax ka baranayey waxa ay ahayd muddo ku dhawaad 17 sano

ah.

Ibnu qayyim waxa u ka mid ahaa culimadii waa wayneed ee

saamaynta badan ku yeeshay dunida waqtigiisa . Waxa uuna qoray kutub aad u faro badan o0 ilaahay SWT

umadda ku anfacay, tirada kutubtiisu waxa ay gaaraysaa 744

kitaab

Shiikhu waxa uu ka mid ahaa culimada aadka u sugay o0 u

bartay culuumta shareecada qaybaheeda kala duwan.

Waxaa ka mid aha culuumta uu shiikhu aadka u yaqiinay

dawaynta cudurada qalbiga ku dhaca iyo kuwaa jirka ku dhaca,

labadooduna laba kitaab o waa wayn ayaa uu ka goray, 00

ummadu o0 idil ay ka faa'idaysatay.

sida loo daweeyo cudurada qalbiga ku dhaca waxa uu ka qoray

kitaab magaciisa la yiraahdo "addaa' waddawaa" o0 macnihiisu

yahay cudurka yo dawadiisa.

sidoo kale magaca kitaabka u ka qoray sida la iskaga daweeyo

cudurrada jirka ku dhaca ivada o0 la isticmaalayo qaababkii uu

nabiga SCW isku dawayn jiray, dadkana u dawayn jiray iyo

Post a Comment

0 Comments