Latest Article

6/recent/ticker-posts

kumuu ahaa ibnu Qayyim!?

 Kumuu ahaa ibnu Qayyim?

magaciisu waa Abu cabdillaahi shamsu-diin maxamed ibnu

abi bakar ibni ayuub o loo yaqaano ibnul qayyim al jawziyah.

waxa u dhashay sanadkii  691dii hijriyada,o waafaqsan

1292dii miilaadiga.

Waxa u ku barbaaray magaalada dimishiq ee caasimada

suuriya

Waxa u cilmiga barashadiisa bilaabay isaga oo da'yar, waxa

uuna cilmi faro badan ka bartay culimo aad u faro badan, sida

cilmiga tafsiirka, xadiliska, carabiyadda iyo fighigaba.

Waxaa ka mid ahaa culimadii u wax ka bartay uguna 

muugashada badnaa aadna u saameeyey sheikhul islam ibnu taymi  Rx, 00 u la kulmay markii u shiikhu ka soo

noqday  wadanka masar una so laabtay magaalada dimishiq,

sanadkii 712   ee hijriyada oo  waafaqsan 1313 ee miilaadiga,

waa uuna laazimay illaa u ka geeriyooday ibnu taymiya RX

sanadkii 728 hijriyada o0 waafaqsan 1328 milaadiga.

Post a Comment

0 Comments