Waydiiya Gabayaaga, ha idinku dhaartaane in ayna doonayn ilaa eegmo qudha oo ay eegaan cida ay jecel yihiin ee agtoda ku wayn . iyo dhoola caddeen u iftiinisa jawigooda oo uu doono in uuu isku duubo iyo uu galo labta cidda uu jecelyahay . Waqtigiisu waxa uu ku dhamaana si khiyaali in uu iyada u suureesto isaga oo aanan garanayn . Markaas ayuu argaya mar qudha , markaas ayuu eegaya eegis , uu u maleenayoh in uu ka ogaa sidii wax waligiiba jiray , markaas ayuu doonaya in aan mar qudha agteeda ka fogaan. Waxa uu ku dhaaranaya in aan cidkale loo abuurin iyada mooyanee, dhagtiisu waxa ay jeceshahay maqalka hadalkeeda , ishiisuna waxa ay jeceshahay in ay iyada dhorto mar waliba . Calooshiisu waa ay baahan tahay haddii ay wax cunto waa uu dhargaa , haddii ay wax cabto isagana waa uu cokonadaa , haddii ay faraxdo isna waa uu quslaa haddii ay dhibtooto isna waa uu ilmeeya , haddii ay wareerto isna madaxa ayaa wareera . Waxa uu daneeya wax kasta oo farxadeeda ah waxa uu nafta u huraa sidii uu ugu raali kalin lahaa jiritankiisa . Habeen kii dhan waa uu dhafra isaga oo dul saaran sariirtisa hilow uu u qabo darteed waxa oo u diyaar sadaa hadal dheer si uu dhagaheeda u ma qashiiyoh dhanbaalo qurux badan oo ka soo baxaya qalbi la dhacsan abuuritan dheeli tiran .
0 Comments