Wiil iyo Gabar ayaa is jeclaa Si gaar ah wiilka saaxibo ayaan aheyn aniga 00
ah asaga ayaa ila socodsiiyay sheekada.
In muddo sano ah markii is jeclaayeeen ayeey goaansadeen in eey is
guursadaan markii eey goaanka gaareen waxa eey U tageen waalidka gabadha
Ka dibna waalidkii gaar ahaan aabaha gabadha ayaa Ka cudur daartay in uu
siyo gabadhiisa wiilkaan sababtoo ah in gabadha Horay eey uga soo doonteen
qaraabada Uuna diiday isaga o mardhaw will qaraabada ah gabadha u diiday
in uusan wiil kale sin Karin.
marka waxa uu Ku dhahay muddo Ka dib isoo laabo. Weey aqbaleyn gabadha
iyo wiilka in eey sugaan Waqtiga uu aabaha U qabtay balse inta aan la gaarin
waqtigaas ayuu aabaha Kaligiis goaansaday in u gabadha Ku daro nin eey
qaraabo yihiin waana uu sameeyay oo asaga oo la wadaagin gabadhii ayuu U
mehriyay Ka dibna gabadhii ayuu Ku Yiri ninkaas baa xaaskiisa tahay maanta
laga bilaabo ee ogoow in laguu guri geeynaayo. Muddo markii arinta isku
cakirneyd o gabadhii marna guri ninka la geeyo marna dido ayeey gabadhiï
iyadana goaansatay in nafta is dhaafiso.
Waa qadaree weey dhacday in gabadhii sun cabto si NAFTA isku dhaafiso
weeyna is dhaafisay Allaha unaxariisto Dimbigeeda allaha dhaafee
Sheekadaan maxaa Ka baraneynaa Samirka muhiimadiisa inkastoo qadar la
dhaafeyn
0 Comments