1. iska ilaali guurka islaamaha wayn (cajuusta ah},
waayo waxa laga qaadaa mawtul faja*{ geeri degdeg ah}
iyo cumri deg-deg. mooyee.
2. iska ilaali istoobidda yo sar-sarka in aad u baahatid
3. iska ilaali in aad isku mar cuntid kalluun iyo ukun,
waayo waxaa laga qaadaa baabasiir, gawso xanuun iyo
cudurro kale
4. iska yaree mlixda{cusbada} ivo sonkorta ee cunto
maalmeedkaaga.
5. caruurta ha bootbootin, bootbootinta badan ee
caruurta waxa ay ka dhaxlaan cudurada neerfaha iyo
wadnaha ku dhaca, jacaylka yo hilowga caruurta intuu kaa
bato yuusan dhib u keenin isla ilmihii aad jeclayd.
Dogga ISaac
6. u mari caruurta saliid saytuun inta aadan xafaayada u
xirin, waayo xafaayadaha qaar waxa ay caruurta ku
keenaan wax la dho diaper rash oo ah finan yaryar o0 ay
×afaayadu sababto,salid saytuuntana finankaas ayey ka
hortagtaa.
7. Qofka calooshiis ku kulmiya ukun iyo cano, kadibna
uu ku dhaco cudurka juudaanka ah ama Baras yuusan
eedayn nafsadiisa mooyee.
8.qofka gala musqusha (xamaamka}) isaga 00 aad u
dharagsan, kadibna u ku dhaco xanuunka faalijka ah,
yuusan eedayn nafsadilisa mooyee.
9.qofka xaaskiisa u taga (galma la sameeya}, kadibna
joojiya isaga oo aan dhamaysan{biyihii ka imaan} kadibna
ay kaadidu ku ceshanto, yuusan eedayn nafsadiisa
mooyee.
10.qofka u galmooda xaaskiisa iyada o0 xayd qabta,
kadibna u ku dhaco cudurka juudaanka la yiraahdo
yuusan eedayn nafsadiisa mooyee.
0 Comments