.1.Afar shay firintoodu (eegmadoodu} farxad ayey ku
siinayaan; meelaha cagaaran, biyaha soconaya, miraha iyo
shayga aad jeceshahay.
2. Labo shay arraga ayey dacifiyaan: Daawasha
muuqaaladda xun-xun, iyo wax ku akhrinta iftiin daciif ah.
3. Labo shay arraga ayey xoojiyaan: indho-kuul oo la
marsado marka la seexanayo yo cunista kaarootadda.
4. Afar shay wajiga ayey nuurka ka qaadan 00
madoobeeyaan: beenta, macaasida(dambiga} badan iyo
zinada yo baryada dadka.
5. Labo shay nuurka wajiga ayey kordhiyaan{badiyaan}:
runta, deeqsinimada, dhoorsanaanta ivo cabsida alle SW.
0 Comments