1. Afar shay carrada alle SW ayey soo jiidaan; kibirka,
xasadaka, beenta yo iskudirka
2. Afar shay Rizqiga ayey soo jiidaan; saddaqada 00 la
badiyo, habeenkii oo salaatu laylka la tukado, danbidhaafka
0o la badiyo iyo xuska ilaahay oo la badiyo
3. Afar shay Rizqiga ayey didaan oo yareeyaan;
subaxdii o la seexdo, salaada oo yaraata, caajis badan iyo
khiyaanada.
4. Afar shay fahanka yo maskaxda ayey dhibaan;
cunnida waxyaabaha dhanaan ama macaan o0 la
badsado, qadaadka (jeego-jeego} oo loo seexdo, murugta
iyo wel-welwel faro badan.
5. Labo shay caqliga ayey wax u dhimaan: qosolka
badan yo isla sheekaysiga badan.
0 Comments