1. ha iska qaadan daawo in aad xanuusan tahay
mooyee, misna dhaqtarna kuu soo qoray, waayo waxaa
laga yaabaa in ay kugu dhacaan cudurro hor leh ama
xanuunkii ku hayey kugu si bato.
2. Badso qubayska, waayo qubayska badan waxa uu
Xoojiyaa jirka.
3.ha ka tagin socodka, 00 waa in aad maalinkii wagti
ka mid ah lugaysaa.
4.bogga llaad
hurud hurdo kugu filan ugu yaraan 6 saacadood ilaa
8 saacadood Habeenkii.
5 .Iska ilaali hurdada badan, waayo qalbiga ayey indho
tirtaa sidoo kalena caajis badan ayaa laga qaadaa.
6. ha u seexanin jeego-jeego{ qadaadka}, waayo waxa
ay waxyeelo u gaysataa fahanka iyo maskaxda.
Waxaa aan xasuustaa hadal u yiri dhaqtar hadda ka hor
o ahaa " qadaadka ama jeego-jeego oo loo seexdo,
caafimaad ahaan ma fiicno gaar ahaan dadka qaba neefta
0o ay neefta dhibayso. Markaas ayaan soo xasuutay
hadalkii nabiga SCW oo ahaa "u seexda dhinac-dhinac"
7. ha seexan habeenkii adiga o0 aan cashayn waayo
casho la'aanta waxaa laga qaadaa dugnimo, sidoo kale
nabiga SCW xadiis laga wariyey ayaa macnihiisu waxa u
ahaa "casheeya habeenkii,sacab timir qalalanba ha
ahaatee, waayo casho la'aantu waxa ay sababtaa gabow"
8. Iska ilaali murugta badan yo wel-welka badan
9.. iska ilaali soo jeedka habeenkii ama dhafarka, waayo
cimri degdeg ayaa laga qaadaa
10. iska ilaali guurka islaamaha wayn (cajuusta ah},
waayo waxa laga qaadaa mawtul faja"*{ geeri degdeg ah}
iyo cumri deg-deg.
0 Comments